Wasiir Cawad & wakiilka QM ee Somalia oo ka wada hadlay arrimo Muhiim ah (Sawirro)

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad, ayaa shalay gelinkii dambe oo Arbaco ahayd kula kulmay Muqdisho, Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya (SRSG) ahna Madaxa Howlgalka Kaalmaynta Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOM), Mudane James Swa. Waxay ka wadahadleen xaaladaha siyaasadda, ammaanka iyo bani’aadannimada ee dalka iyo … Continue reading Wasiir Cawad & wakiilka QM ee Somalia oo ka wada hadlay arrimo Muhiim ah (Sawirro)